Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo goor dhow ka dhacay Woqooyiga Gaalkacyo

Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay, qaar kalena ay ku dhaawacmeen qarax goor dhow ka dhacay wqooyiga magaalada Gaalkacyo. Qaraxan oo loo adeegsaday miino wadada la geliyey ayaa ka dhacay agagaarka garoonka dayuuradaha C/llaahi Yuusuf ee Woqooyiga Gaalkacyo sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Qofka dhintay ayaa la sheegay … Continue reading Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo goor dhow ka dhacay Woqooyiga Gaalkacyo